Liiska hyp
Badhanka hyp wuxuu furaa liiska fansaarrada haybarbolik iyo rogaalladooda. Riix
iyo
, oo ah . Qor 1,
, iyo
: 1.175201194. Si aad u hesho rogaalka , riix
iyo
. Qor 1,
, iyo
: 0. Halbeegga xagashu fansaarradan waxba kama beddelo.