Qaar ka mid ah 44-ka rogista

Rogistu waxay ku timaadaa lammaane. Lambarka 01 wuxuu inch u rogaa sentimitir, 02-na wuxuu sentimitir u rogaa inch. 05 iyo 06 waa yaardi iyo mitir; 07 iyo 08 waa mayl iyo kiilomitir; 15 iyo 16 waa rodol iyo kiilogaraam, 17 iyo 18 na waa digrii Fahrenheit iyo Celsius.